Project Cycle diagram SOMALI 300px folder Maareynta Wareega Mashruuca

Wareega mashruuca waxa uu ka kooban yahay afar marxaladood:
1. Aqoonsiga iyo qorsheynta,
2. Fulinta iyo kormeerka,
3. Qiimeynta, iyo
4. La qabsashada.

Marxalad kasta waxa ay leedahay sifooyin u gaar ah iyo aqoon gaar ahaaneed iyo waayo-aragnimo.

folder article-mentalhealth-somali folder Raadinta Caafimaadka Maskaxda dagaalada kadib

  • Waxa Hey’ad ay Qaban Karto
  • Qorshaha – Saadka Aasaasiga
  • Kooxaha Kale, Dhibaatooyinka & Qorshaha
  • Dhibaatooyinka Maskaxeed – Xaalad dhex dhexaad ah ilaa xaalad ka sii daran

 

FGM-somali  folder Xaqiiqooyinka Dhabta Ah Ee Ku Saabsan Gudniinka Fircooniga Ee Hablaha (Ama FGM / Gudniinka Hablaha / jarrida hablaha)

  • Muxuu yahay gudniinka fircooniga?
  • Halkee iyo goortee bay hablaha ku sugan yihiin halis?
  • Saameynta gudniinka fircooniga
  • Maxaa loo sameeyaa gudniinka fircooniga
  • In isbedel lala yimaado
  • Tixraac iyo akhris dheeraad ah

Image


folder Dhidibada Wareysiga & Caawinta Bulshadda

Warqadan loo asteeyey kooxo yaryar oo dad ah ayaanu filaynaa in Hay’adiina ay caawin karto si ay u bartaan, u hore mariyaan wareysiga iyo qaababka talo bixinta. Hadda dad aan lahayn tababar ayaa ku hawllan wareysiyada iyo talobixinta. Haddii dadkaa la tababaro, hawshu way fududaaneysa dad badana waa la caawin karayaa, shaqaaluhuna farxad ayaa u kordheysa.

we kissed the ground


folder We Kissed the Ground | Carrada Ayaan Dhunkannay

Waa socdaalkii tahriibka ee Somaliland ilaa badda Medhitereeniyanka

Sheekadani waa waraysigii ugu horreeyay ee ku saabsan waayo aragnimadii wiil dhallinyaro ah oo reer Somaliland oo taahriibay. Tahriib, waa eray af-carbeed ah oo macnihiisu u taaganyahay hab cusub oo soo badanaya oo socdaal aan sharci ahayn ah oo ay galaan tiro badan oo dhallinyaro Soomaali ah oo rag iyo dumarba leh oo u socdaalaya Yurub iyaga oo sii dhex maraya Itoobiya, Suudaan, iyo Liibiya kamadanbaytana ka tallaabaya badda Midhatareninaynka.


UNICEF have written two manuals which you could find useful:

Eradication of Female Genital Mutilation in Somalia” (PDF)

Women’s Rights in Islam and in Somalia” (PDF)

Strengthening Somali Civil Society – working towards the achievement of permanent respect for human rights, justice through rule of law, pluralism, good governance and sustainable peace in Somalia/land: www.somali-civilsociety.org