Menu Content/Inhalt
Home arrow Somali
networklearning Somali Print E-mail
Written by Administrator   
Friday, 18 January 2008

Image Dhidibada Wareysiga & Caawinta Bulshadda

Warqadan loo asteeyey kooxo yaryar oo dad ah ayaanu filaynaa in Hay’adiina ay caawin karto si ay u bartaan, u hore mariyaan wareysiga iyo qaababka talo bixinta. Hadda dad aan lahayn tababar ayaa ku hawllan wareysiyada iyo talobixinta. Haddii dadkaa la tababaro, hawshu way fududaaneysa dad badana waa la caawin karayaa, shaqaaluhuna farxad ayaa u kordheysa.

UNICEF have written two manuals which you could find useful:

Eradication of Female Genital Mutilation in Somalia” (PDF)

Women’s Rights in Islam and in Somalia” (PDF)

Strengthening Somali Civil Society – working towards the achievement of permanent respect for human rights, justice through rule of law, pluralism, good governance and sustainable peace in Somalia/land: www.somali-civilsociety.org

 

 

Last Updated ( Sunday, 16 March 2008 )